Day: September 22, 2017
Uncategorized

Ciidamadii ka baxay Baardheere oo fariisin ka sameystay Beled-Xaawo

Beled-Xaawo-KNN-Ciidamadii ka tirsanaa Jubbaland iyo Kuwii kenya ee dhawaan ka baxay Degmada Baardheere ee gobalka gado ayaa Fariisin cuusb ka sameestay Xaafado ka.

Read More
Uncategorized

Tahriibayaal ku dhintay biyaha Mediterraneanka.

Muqdisho-KNN- in kabadan 50 qof oo muhaajiriin African ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku dhinteen Badda Mediterraneanka ee u dhaxeysa Wadamada.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(22-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah: Banaanbax ka socdo Magaalada Gaalkacyo.

Gaalkacyo-KNN-Boqolaal banaabaxyaal ah ayaa maanta isugu soo baxay koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xatunta gobalka mudug. Banaan-baxayaasha ayaa taageero u muujinayay madaxweynaha Galmudug Axmed.

Read More
Uncategorized

Golaha wasiirada Galmudug oo kulan deg deg ah ku leh M/Cadaado.

Cadaado-KNN– Wararka naga soo gaarayo magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee Galmudug ayaa soo sheegayo in xiligaan ay halkaasi kulan deg deg.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka hadlay go’aanka Maamulkiisa ee Xiisadda Khaliijka.

Beledweyne-KK-Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Xiisadda ka taagan Wadamada Khaliijka taas oo saameysay Siyaadda gudaha ee Soomaaliya.

Read More
Uncategorized

Warbixin-: Khilaafka Khaliijka iyo siduu u kala qaybiyay Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Bishii Juunyo ee sannadkan waxaa dhacay wax aysan dad badan filanynin, taas oo ahayd in saddex dal oo ka mid ah dalalka ku.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (22-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo maanta lagu wado in uu khudbad ka jeediyo Shirka New York.

Muqdisho-KNN- Ra’iisul Wasaare Khayre Xasan Cali Kheyrre ayaa lagu wadaa in maanta uu khudbad ka jeediyo shirka Golaha loo dhanyahay ee Qaramada midoobay sida.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Hirshabeelle oo booqanaya deegaanada go’doonsan ee Gobalka Hiiraan.

Beledweyne-KNN-Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo ku sugan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in uu booqan doono deegaaanada go’doonsan.

Read More