Day: September 28, 2017
Uncategorized

Wasiirka Amniga”Hadii aan wax laga qaban amaan darada M/Muqdisho Saraakiil iyo Aniga ayaa xilkooda ku weyn doono”

Muqdisho-KNN-Maxamed Abuukar Isloow Wasiirka amniga Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay amaan darada Gobalka Banaadir ay.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{28-09-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(28-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Uncategorized

Ra’iisal Wasaare Khyerre oo lagu wado in dhawaan uu booqdo magaalada Boosaas ee Puntland.

Boosaaso-KNN-Warar ay heleen warabahinta ayaa sheegaya in dhawaan Ra’iisal Wasaaraha Soomaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ay tagayaan magaalada Boosaaso ee.

Read More
Uncategorized

Wasaaradda Amniga oo soo bandhigtay Dhalinyaro la sheegay in ay Warqado digniin ah ku daadiyeen Muqdisho+SAWIRO.

Muqdisho-KNN-Wasiirka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Gobalka Banaadir Axmed Xasan Maalin ayaa maanta soo bandhigay Dhalinyaro ay sheegeen.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (28-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo soo bandhigay Askar ay sheegeen in ay ka soo goosteen Jubbaland.

Muqdisho-KNN-Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa Magaalada Jilib ee gobalka Jubada dhexe ku soo bandhigay Saddex Askari oo ay sheegeen in ay ka soo goosteen Ciidamada.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (28-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Xasan Maxamed Aweys: Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (28-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Qeys Xasan Maxamed Farsamadii:–Maxamed Dalal maxamuud:-.

Read More
Uncategorized

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Cabashada Maamul Gobaleedyada.

Muqdisho-KNN-Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya aysan wax lug ah ku laheyn jahwareerka Siyaasadeed ee ka taagan.

Read More