Day: September 28, 2017
Uncategorized

Yuusuf Garaad oo Beeniyay in Madaxweyne Farmaajo Sacuudiga u tagay Xiisadda Khaliijka.

Muqdisho-KNN-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar oo warbaahinta la hadlay ayaa beeniyay in Madaxweynaha Soomaaliya Dalka Sacuudiga u joogo arimo la.

Read More
Uncategorized

Xildhibaanadii Tagay Cadaado oo rajo ka muujiyay Xal u helidda Khilaafka Galmudug.

Cadaado-KNN-Wararkii ugu danbeeyay ee aan ka heleyno Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Galmudug ayaa soo sheegayo in la isku mari la.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (28-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Xaaladda Caafimaad ee Fanaanada Aamina Dhool oo laga deyrinayo.

Muqdisho-KNN-Aamino C/llaahi “Aamimo dhool” oo ka mid ah Faanaaniinta Soomaaliyeed kuwooda loogu jecel yahay ayaa ku xanuun-saneyso Isbitaal ku yaalo magaalada London ee.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Xaaf oo Cadaado ka mamnuucay Diyaaradaha ka soo baxa Muqdisho.

Cadaado-KNN-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray Garoonka magaalada cadaado kaga mamnuucay Diyaaraha ka soo baxa magaalada muqdisho markii.

Read More
Uncategorized

Taliska AMISOM oo ka hadlay Gaari shacab ah ay ku jiireen Muqdisho.

Muqdisho-KNN– Qoraal ka soo baxay Taliska Ciidanka Howlgalka Midowga africa ee AMISOM ayaa looga hadlay muuqaal laga duubay mid ka mida Gawaaridood oo.

Read More