Day: September 29, 2017
Uncategorized

Taliyaha Ciidanka Milatariga Turkiga oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Muqdisho–KNN– Taliyaha Ciidamada Milatariga Wadanka Turkiga ayaa ka soo dagay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho aadan Cabulle Cismaan Aadan Cadde,waxaana halkaa ku soo dhaweeyay.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (29-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Wararkii ugu Dambeeyay Xaalada ka jirta Magaalada Cadaado ee Galmudug

Cadaado–KNN–Xaaladda Magaalada Cadaado Ee Xarunta KMG Galmudug oo Maalmahaan marti galisay Khilaaf Siyaasadeed oo u dhexeeya Hay’adaha Dowliga ah ee Maamulka Galmudug ayaa.

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo sheegtay in ay la Wareegeen Gacan ku haynta Degaanka Bariire

Bariire–KNN– Wararka ka imaanaya Degaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose oo ay Saakay Waabarigii Weerar ku qaadeen Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ayaa sheegaya.

Read More
Uncategorized

Erdogan Iyo Putin oo Heshiis Ka Gaaray Colaada Suuriya

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhiggiisa Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiistii ku heshiiyay in la riixo abuuritaanka zoon ka caagan xasaradaha oo.

Read More
Uncategorized

Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Shacabkii lagu Xasuuqay Qaraxii Shalay

 Muqdisho–KNN–Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysan falkii  Shalay Galinkii dambe  lagu Qarxiyay Dadka Shacabkaa ee ku sugnaa Afaafka hore ee Bacadlaha.

Read More
Uncategorized

Ciraaq oo joojinaysa duulimaadyada caalamiga ah ee Kurdistan

Dowladda Ciraaq ayaa maanta joojinaysa duulimaadyada caalamiga ah ee tega ama ka yimaada garoomada gobolka Kurdistan, xilli cadaadis weyn uu saaran yahay maamulka.

Read More
Uncategorized

War Deg Deg ah:- Weerar Qarax ku bilowday oo Shabaab ay ku qaadeen Bariire

Bariire–KNN– Wararka ka imaanaya degaanka Basriire oo Duleedka ka ah Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya inuu ka soconayo Dagaal Xoog.

Read More