Day: September 30, 2017
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (30-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la kulmaya Dhigiisa Dalkaas.

Muqdisho-KNN-Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa la filayaa in uu la kulmo la qaato dhiggiisa Dalka Masar Cali Abdel Aal,kaas oo ay ka.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Xariga ka jaraya Saldhiga militiriga Turkiga ee Muqdisho laga dhisay

Muqdisho-KNN-Saakay ayaa lagu wadaa in xariga uu ka jaro madaweynaha Soomaaliya  maxamed cabdullahi farmaajo saldhigii milatari ee turkiga uu ka dhisay xaafada jaziira.

Read More
Uncategorized

Muwaadin Soomaaliyeed oo Xalay Lagu Dilay koofur Afrika.

Pretoria-KNN-Wararka laga Helayo Duleedka Magaalada Pretoria ee Dalka koofur Afrika ayaa waxaa ay ku waramayaan in muwaadin  Soomaaliyeed xalay  lagu dhex gubay goobtiisa .

Read More