Day: September 30, 2017
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{30-09-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(30-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (30-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (30-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare: Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Uncategorized

MUUQAAL+SAWIRO-:Ra’iisal Wasaare Kheyrre oo Xariga ka jaray Saldhigga Turkiga ee Muqdisho.

Muqdsiho-KNN-Xasan Cali Kheyrre Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka ah iyo Taliyaha Guud ee Ciidamada dowladda Turkiga ayaa si wadajir ah xariga ugu jaray Saldhigga ay dowladda Turkiga.

Read More
Uncategorized

Ciidamadii Qal Qalka geliyay Ammaanka Magaalada Cadaado oo banaanka looga saaray

Galinsoor–KNN–Mahad Salad oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha shacabka ah,islamarkaana ka mid ahaa Xildhibaanadii dhawaan Magaalada Cadaado u tagay Xalinta Xiisada u Dhexeysa.

Read More
Uncategorized

Gudoomiye Jawaari oo la kulmay Madaxweynihii Hore ee Soomalia Cabdi Qaasim Salaad.

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya  oo haatan ku sugan  magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa waxaa uu la kulmay Madaxweynihii hore.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (30-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamadii:–Maxamed Dalal maxamuud:-.

Read More
Uncategorized

Kenya oo ka digtay in Al-Shabaab ay weerar ka geystaan Magaalada Mandheere.

Muqdisho-KNN-Ciidamada Amaanka ee Dowladda Kenya ayaa Waxaa uu Sheegay in Xiligan ay ka cabsi qabaan in Al-Shabaab ay Weeraro ka geystaan Magaalada Mandheere.

Read More
Uncategorized

Dhageyso:- Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug oo Baaq u Diray Madaxda Dowlada.

Cadaado-KNN-Qaasim Maxamed Cali oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa uu  ka hadlay dhibaatada xiligan ka jirta deegaanada galmudug,kaasi oo ku.

Read More