Month: October 2017
Uncategorized

War deg deg ah: Qarax goor-dhaw ka dhacay magaalada Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Qarax Miino ayaa goor-dhaw ka dhacay Inta u dhaxeysa Isgoysyada Suuqa Xoolaha iyo SOS ee Magaalada Muqdisho waxaana qaraxa ka dib La maqlay.

Read More
Uncategorized

K/Galbeed” Waxaan wadnaa qorshe lagu mideynaayo Ciidamada K/Galbeed iyo Kuwa Mukhtaar Roobow”

Baydhabo-KNN-Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya ayaa Waxaa ay Wadaan Qorsho lagu mideynayo Ciidamada Maamulkaas iyo maleeshiyaadka Sheekh Muqtaar Roobow Abuu mansuur. Wasiir ku.

Read More
Uncategorized

Wasaaradda Amniga oo ka hadashay Howlgalada ka socda magaalada Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Afhayeenka Wasaarada amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Axmed Maxamuud Sayid Carab oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay ciidmada amaanka ee dawladda soomaliya ay.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{02-10-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(02-10-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (02-10-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Uncategorized

Jubbaland iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay degmada Buur-dhuubo ee Gedo.

Buur-dhuubo-KNN-Ciidanka Daraawiishta maamulka Jubbaland iyo Kuwa Itoobiya ayaa weerar ku qaaday Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa duleedka degmada Buur-dhuubo ee Gobalka Gedo.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Xaaf oo xayiraadda ka qaaday Garoomada diyaaradaha ee Galmudug.

Cadaado-KNN-Wareegto maanta ka soo baxday Xafiiska madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle “Xaaf” ayaa Xayiraadda looga qaaday Garoomada Diyaaradaha ee deegaanada Galmudug oo dhawaan.

Read More
Uncategorized

Arday Banaanbax ay ku dalbanayaan in la isku furo Gaalkacyo maanta ka dhigay magaaladaas.

Gaalkacyo-KNN-Boqolaal ka mid ah ardayda wax ka barata Iskuulada ku yaala Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug ayaa maanta banaanbax ka dhigay Bartamaha.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (02-10-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud {Tuuryare} Farsamadii:-Shariif Cabdulle.

Read More