Month: October 2017
Uncategorized

Wasiirka Amniga oo Maanta laga sugayo Go’aano ku aadan Weeraradii ka dhacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho–KNN-– Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow oo Maalintii Khamiista la soo dhaafay Saxaafadda kula hadlay Magaalada Muqdisho islamarkaana sheegay in Maanta oo.

Read More
Uncategorized

Dowladda Austria oo mamnuucaysa indho shareerka

Sharci ka mamnuucaya haweenka Muslimiinta ah in ay xirtaan Indho shareerka ayaa maanta ka dhaqan galaya dalka Austria. Dumar lagu qiyaasay 150 oo.

Read More
Uncategorized

Guddoomiye Cali Gacal Casir”Shacab Koofiyo loo galiyay ayaa Xilka iga qaaday”{DHAGEYSO}

Cadaado–KNN– Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir oo la hadlay Saxaafadda ayaa ka horyimid Xilka qaadis uu sheegay in ay ku sameeyeen.

Read More
Uncategorized

Madaafiic Xalay lagu garaacay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo

Baydhabo–KNN–Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG Koofur Galbeed ahna Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in Xalay Tiro Madaafiic ah lagu garaacay.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (01-10-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Hogaamiyaha Catalonia oo wadahadal ku baaqay

Hogaamiyaha dowladda gobolka Catalonia ee doonayo inuu ka baxo Spain, Carles Puigdemont, ayaa ku baaqay in wadaxaajood lagu xaliyo khilaafka kala dhexeeya xukuumadda.

Read More
Uncategorized

Wasiirkii hore ee Difaaca Soomaaliya oo Maqaal dheer ka Qoray Xaaladda Soomaaliya”Akhriso”

Maqaalka Gaaban Waxaan Jeclaan lahaa in aan isku weydiino (muxuu yahay Qabku” , sida lagu micneeyo Qabku waa heerka qofka nafsadiisa (Dareenkiisa) isla.

Read More
Uncategorized

Axmed Madoobe oo Guddi u Xulay qaban-qaabada Shirka Maamul Gobolleedyada ee Kismaayo

Kismaayo–KNN– Todobaadkii hore ayey aheyd markii Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose uu kaga dhawaaqa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Read More
Uncategorized

Faah-faahin ku saabsan Xilka qaadista M/weyne kuxigeenka Galmudug iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka”Akhriso”

Cadaado–KNN— Iyadoo uu jiro Khilaaf u dhexeeya Madaxda Maamulka Galmudug islamarkaana hadda maraya Heerkii ugu Xumaa ayaa Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Maamulkaasi waxaa.

Read More