Day: December 1, 2017
Uncategorized

Hooyo Soomaaliyeed oo Labo wiil ay dhashay looga dilay K/Africa.

Johannesburg-KNN-Dhibaatooyinka ka jira Dalka Koonfur Africa ee loo geysanayo dadka Soomaalida ee ku nool dalkaasi ayaa maalinba maalinta ka dambeysa sii kordhaya waxaana.

Read More
Uncategorized

Warbixin-:Maxaa ugu wacan kororka duqeymaha Maraykanka ee Soomaaliya?

Muqdisho-KNN-Waxaa aad usoo kordhaya duqeymaha xagga cirka ah ee diyaaradaha Maraykanka ay ka geystaan Soomaaliya. Duqeymaha oo markii hore aanan si cad loo.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha cusub ee Zimbabwe oo magacaabay Golaha Cusub ee Wasiirada Dalkaasi.

Muqdisho-KNN-Madaxwaynaha cusub ee Dalka Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa ku dhawaaqey Golahiisa Cusub ee wasiirada waxaana qeyb ka ah magacaabista jagooyin sar sare ee.

Read More
Uncategorized

In kabadan 70 Xildhibaan oo dalbaday in dib loogu Laabto Golaha Wasiirada ee Hirshabeelle.

Jowhar-KNN-Xildhibaan Maxamed C/raxmaan Khayrre oo ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in 71 Xildhibaan ay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (1-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Puntland oo diyaarineysa qorshe lagu sugo amaanka Boosaaso.

Boosaaso-KNN-Maamulka Gobalka Bari ee Puntland iyo Saraakiisha amaanka ee maamulkaasi ayaa ka shiraya sidii xal loogi heli lahaa amaanka magaalada Boosaaso ee xarunta.

Read More
Uncategorized

Maamulka Gobalka Banaadir oo Amaro dul dhigay Ciidamada iyo Shacabka ku nool Muqdisho.

Muqdisho-KNN-War-saxaafadeed ka soo baxay maamulka gobalka Banaadir ayaa looga hadlay xaaladda amaan ee Magaalada Muqdisho waxaana sidoo kale Faah Faahin looga baxiyay kulankii.

Read More
Uncategorized

Guddoomiye Mahad Cawad oo la kulmay Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo heesta Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya.

Muqdisho-KNN-Mahad Cabdalla Cawad Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi ee Dalka Kenya kula kulmay hoggaamiyaha aqlabiyada Baarlmaanka.

Read More