Day: December 12, 2017
Uncategorized

Xidhibaanada golaha shacabka oo dalbaday in la cadeeyo 14 milyan ee lagu kordhiyay Miisaaniyada 2018-ka.

Muqdisho-KNN-Mudanayaasha golaha shacabka ayaa waxaa ay dalbadeen in la cadeeyo 14ka milyan ee lagu kordhiyay Misaaniyadda qaabka loomaareynayo ama loo isticmaalaayo Xildhibaan Cabdirashiid.

Read More
Uncategorized

Abaanduulaha ciidanka xoogga oo u digay Maamulada degmooyinka iyo kan gobalka Shabeelaha hoose.

Muqdisho-KNN-Abaanduulaha ciidamada xooga  Soomaaliyeed Janaraal Cabdullahi Cali Caanood oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay kaga digayaan maamulada degmooyinka iyo kan gobalka shabeelaha.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (12-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Diyaarado dagaal oo xalay duqeyn la beegsaday Shabaab ku sugnaa degaanka Mubaarak

Muqdisho-KNN-Sida ay Sheegayaan Wararka laga helayo degaanka Mubaarak  ee gobalka Shabeelah hoose  diyaarado dagaal ayaa xalay duqeymo  la beegsadeen dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab.

Read More
Uncategorized

Dowladda Kenya oo beenisay in Ciidamadeedu ay dad rayid ah ku Dileen Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Dowladda Kenya ayaa Diiday eedeeyn uga timid Warbixin ay soosaaartay QM oo sheegtay in Ciidamadda Kenya ay Masuul ka ahaayeen Waxyeeladda 42 Qof.

Read More
Uncategorized

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo Si kulul u cambaareeyay dilka loo geystay Wariye Mohamed Ibrahim Gabow

Muqdisho-KNN-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa si kulul u cambaareeyey dilka loo geystay.

Read More
Uncategorized

Wariye Mohamed Ibrahim Gabow oo Maanta lagu wado in lagu aaso Magaalada Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada muqdisho  lagu aaso Allaha u naxriistii  Wariye Mohamed Ibrahim Gabow oo u shaqeynayay Telefishinka Kalsan kaas oo.

Read More