Day: December 12, 2017
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(12-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (12-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed:-  Farsamadii:-Daahir C/risaaq Qoslaaye.

Read More
Uncategorized

Xildhibaan Maareeye “Soomaaliland lama dhihi karo maamul Gabaleed sida maamulada kale “

Muqdisho-KNN-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareeye oo hada ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Golaha Shacabka ayaa sheegay in uu dhibsaday Soomaaliland.

Read More
Uncategorized

Dil goor-dhaw ka dhacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Koox hubeysan ayaa goor-dhaw Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku dishay wiil dhalinyar ah sida ay noo xaqiijiyeen qaar ka mid ah Ganacsatada.

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO-:Madaxweyne Xaaf “Mudadii aan ka maqnaa Cadaado waxaa ka dhacay dilal,dhac, iyo Afduub”

Cadaado-KNN-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle “Xaaf” oo shalay ku laabtay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee Galmudug ayaa wariyaasha u sheegay in.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (12-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Cabdisalaam Cumar  ;- Farsamadii:-Daahir C/risaaq.

Read More
Uncategorized

Wariye Maxamed Ibraahim Gaabow oo lagu Aasay Qabuuraha Barakaad Ee Muqdisho

Muqdisho–KNN–Alle ha u naxariistee waxaa Maanta lagu Aasay Qabuuraha Barakaad Ee Magaalada Muqdisho Wariye Maxamed Ibraahim Gaaboow oo ka mid ahaa Wariyaasha Tv-ga.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (12-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Shuceyb Maxamed Cali ;- Farsamadii:- Maxamud Dalal.

Read More
Uncategorized

Ciidamada Amaanka Puntland oo Xalay howlgalo ka Sameeyay xaafadaha Magaalada Boosaaso.

Boosaaso-KNN-Wararka Naga soo gaaraya magaalada boosaaso ee gobalka Barri ayaa sheegaya in ciidamada Amaanka Puntland ay Xalay Halkaasi ay ka sameeyeen howlgal lagu.

Read More
Uncategorized

Midowga Europe oo Diiday in Qudus uu u aqoonsado Caasimadda Israa’iil.

Midowga Euorope ayaa diiday Baaq uga yimid ra’iisuk wasaraha Wadanka israa’il Binjamin Natanyahu oo ku aadanaa in Midowga Europe uu aqoonsado Magaaladda Qudus.

Read More