Day: December 15, 2017
Uncategorized

Shaqada Dekeda Magaalada Boosaaso oo dib u bilaabatay.

Wararka naga Soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee gobalka Barri ayaa sheegaya in dib ay usoo laabtay Shaqada Dekedda Magaalada Boosaaso ee Xaruunta  Gobolka.

Read More
Uncategorized

Genaraal Gorod oo Sheegay in Gaalkacyo uu tagay Sidii uu ugu qeyb qaadan lahaa nabada magaaladaasi.

Gaalkacyo-KNN- Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas C/wali Jaamac Xuseen Gorod oo saxaafada ku hadlay magaalada gaalakcyo ayaa waxaa uu sheegay in.

Read More
Uncategorized

Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Somaliya oo ka hadlay saameynta ka dhalan karta saadka mareykanka uu ka jarayo ciidamada xoogga dalka.

Warbixin lagu qoray wakalada wararka ee  Reuters ayaa waxaa lau sheegay  in la musuq-maasuqay saadka looga tala galay ciidamada xooga ee dalka,islamarkaana  Ciidamada.

Read More
Uncategorized

Dhibaatada ka jirta wadanka suudaan oo afar sano jirsatay.

Dalka Sudaanta Koonfureed waxaa afar sanno laga joogaa markii uu ka qarxay dagaal sokeeye, taasi oo hoos u dhigtay rajadii laga qabay madaxbanaanida.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (15-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha koofur galbeed oo Labo Wasiiro Magacaabay.

Muqdisho-KNN-Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya  ayaa magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Dowlad Goboleedkaasi. Maxamed Nuur Madoobe.

Read More
Uncategorized

Dowlado badan oo cambaareeyay qaraxii shalay ka dhacay Xarunta Genaraal Kaahiye.

Muqdisho-KNN-Dowladahaan oo kala ah qadar sacuudiga Ugaandha ee taageera soomaliya islamarkaana mid kamid ahi  ay soomaliya ka joogaan ciidamo huban shaarka AMISOM ee.

Read More
Uncategorized

Hay’ada HRW oo kenya ku eedeysay inay Kufsadeen Haween badan.

War qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in inti lagu guda jiray doorashadi madaxtinimo.

Read More
Uncategorized

Maamulka gobalka hiiraan oo sheegay in dhibaato ku aadan diidmada lacagta Shilinga Somaligaa ay ka jirto gobalkaasi

Muqdisho-KNN-Gudoomiya kuxegeenka dhinaca arimaha bulsdhada ee gobolka hiraan Sheeq Xuseen Xusmaan cali oo La hadlay idaacada kulmiye ayaa sheegay in gobolka hiiraan aay kajito.

Read More