Day: December 17, 2017
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (17-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud {Tuuryare} ;- Farsamadii:-Maxamed.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah-:Xildhibaano lagu eedeeyay Qaran dumis oo la codsaday in xasaanadda laga qaado.

Muqdisho-KNN-Xeer-ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Dr Axmed Cali Daahir oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa Baarlamaanka golaha shacabka ka dalbaday in ay.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah-:Wariye Bqorka Bartamaha oo Muqdisho laga soo dejiyay.

Muqdisho-KNN-Waxaa hadda soo caga-dhigatay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho diyaarad uu saarnaa Wariye Maxamed Aweys Muudey “Boqorka Bartamaha” kaas laga soo qaaday magaalada.

Read More
Uncategorized

Wadaad xusayay Dhalashada Nabi Muxamad NNKH oo Muqdisho lagu gowracay.

Muqdisho-KNN-Fal-naxdin leh ayaa xalay ka dhacay Xaafadda Soonakey degmada Hodan ee gobalka Banaadir kadib markii koox hubeysan ay saqdii dhexe Gurigiisa ku dhax.

Read More
Uncategorized

Golaha amaanka ee Q.M. oo ka shiraya qaraar ay ku saabsan Qudus.

Muqdisho-KNN-Warbaahinta Caalamka iyo Warbaahinta gudaha ee Dalka Masar ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midobooy u gudbisay Qaraar qabyo ah oo ku aadan sharci.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (17-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Shuceyb Maxamed Cali ;- Farsamadii:- Maxamud.

Read More
News in English

Senior Al-Shabaab militants killed in Somalia drone strike: official.

Several senior Al-Shabaab militants were killed in a drone strike on the outskirts of the coastal city of Kismayo in southern Somalia. A.

Read More
News in English

Somalia PM Says His Government Demanded US Aid Cut.

Somalia’s prime minister, Hassan ali-Khaire, said his government had demanded the U.S. briefly suspend aid to much of Somalia’s armed forces in an.

Read More
Uncategorized

Booliska Soomaaliland oo baadi goobaya Fanaanka Nimcaan Hilaac.

Boorama-KNN-Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliland ayaa magaalada Boorama ka baadi goobaya Fanaanka Nimcaan C/raxmaan Hilaac oo dhawaan ka laabtay Koofurta Soomaaliya gaar ahaan.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (17-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More