Day: December 18, 2017
Uncategorized

Baarlamaanka Uganda oo maanta ka doodaya sharci muran badan dhaliyay

Xubnaha baarlamaanka dalka Uganda ayaa lagu wadaa in maanta ay bilaabaan sharciga muranka dhaliyay ee meesha looga saarayo xaddidaada da’da madaxwaynaha uu xilka.

Read More
Uncategorized

Wafdi ka socda QM oo Maanta tagaya Magaalada Kismaayo

Kismaayo–KNN–Sida ay sheegayaan Warararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo Wafdi uu hogaaminayo Madaxa  Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR Filippo Grandi oo.

Read More
Uncategorized

Mo Faarax oo ku guulaystay shaqsiga ugu wanaagsan ciyaaraha sannadka 2017

Maxamed Faraax oo ku guulaystay oradka 10,000 ee mitir ee adduunka ayaa ku guulaystay abaalmarinta shaqsiga ugu wanaagsan dhanka ciyaaraha ee BBC sannadka.

Read More
Uncategorized

Ciidamada Ammaanka oo Saakay Xiray qeyb kamida Wadooyinka Muqdisho

Muqdisho–KNN– Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa Saakay Xiray Wadooyin Muhiim ah oo ku yaalla Magaalada Muqdisho,waxaana ay ka wadaan Baaritaano,iyadoo aysan Wadooyinkaas aysan isticmaaleyn.

Read More
Uncategorized

Xildhibaan Fiqi oo Cambaareeyay Weerarka xalay lagu qaaday siyaasiga Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur

Muqdisho-kNN-Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Ee Baarlamaanka Somalia ayaa waxaa uu ka hadlay weerarka lagu qaaday siyaasiga.

Read More
Uncategorized

Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur oo Xalay lagu weeraray Hoygiisa.

Muqdisho-KNN-Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur oo ah Siyaasi Soomaaliyeed,islamarkaana u tartamay xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa Xalay Saqdii dhexe waxaa lagu weeraray Hoygiisa oo u.

Read More