Day: December 20, 2017
Uncategorized

Abuukaate Tahliil Xaajo Axmed oo sheegay in ciidamadii Weerarku qaaday siyaasiga Cabdi raxmaan Cabdi Shakuur aysan Warqad Waran ka haysan maxkamada.

Muqdisho-KNN-Abuukaate Tahliil xaaji axmed oo ah Qareenka u Doodayay cabdi raxmaan cabdishakuur oo shalay galinkii Dambe la geeyay Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa sheegay.

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo xalay weerar ku qaday Degmada afgooye.

Muqdisho-KNN-Dagaalamayaal ka tirsan  Al-shabaab ayaa Xalay weerar ku bilowday laba Bambo gacmeed waxa ay ku qaadeen Ciidamo Dowladda Federaalka ka tirsan oo fariisin.

Read More
Uncategorized

Xuska 74 sano guuradii ka soo wareegatay ee ciidamada booliska Soomaaliya oo Maanta lagu qabanayo Magaalada Muqdisho

Muqdisho-KNN-Munaasabad lagu maamuusayo xuska sanad-guuradii 74-aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu wadaa inay ka.

Read More