Month: March 2018
Uncategorized

Q.M oo Sheegtay in dib u bilaabayso sidii Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Xerada Dhadhaab ay ugu soo celin laheyd Soomaaliya.

Warbixin ay soo saartay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga Adduunka ee UNHCR ayaa lagu sheegay inay rajeynayaan in Dad badan oo Soomaali.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (30-03-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (29-03–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (29=03=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{29-03-2018}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Maahir.

Read More
Uncategorized

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal Jowhar ka dhacay.

Jowhar-KNN- Hal Askari ayaa ku dhintay tiro kalane dhaawac ayaa ka soo gaaray dagaal Ciidamo Milatariga Soomaaliya ku dhaxmaray magaalada Jowhar ee Xarunta Hirshabeelle..

Read More
Uncategorized

Xubno ka tirsan Gudigii Aqalka Sare u xilsaaray Xilinta Khilaafka Golaha Shacabka oo is casilay.

Muqdisho-KNN- Senator Maxamed Amiin Sheekh Cismaan, Sen. Cabdi Xasan Cawale Qeybdiid, Iyo Sen. Maxamuud Axmed Maxamed “Mashruuc” ayaa sheegay in ay iska casileeen xubinimadii.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah:-Guddiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare oo kala diray Guddigii ay u xilsaareyn Xalinta Khilaafka Golaha Shacabka.

Muqdisho-KNN-Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya in kulan ay hada yeesheen Gudiga joogtada.

Read More
Sports

Maxaa kasoo kordhay dhaawicii dhaliye Harry Kane.

Muqdisho-KNN-Weeraryahanka tottenham hotspur Harry Kane ayaa lagu soo warramayaa in uu bilaabay in uu sameeyo horumar cajiib ah si uu uga soo kabto.

Read More
Sports

Wax ka ogoow 7da xidig ee ugu sarraysa kala saraynta gool dhalinta Italian serie A.

Muqdisho-KNN-Ayadoo xidiga ay united doonayso kaalinta labaaad kasoo galay goldhaliyeyaasha xagagan utartamaya gooldhalinta Seie A. Italian Serie A ayaa ah horyaalka kaliya ee.

Read More