Month: March 2018
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (31-03-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Shuceyb Maxamed Cali:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud;-.

Read More
Uncategorized

Golaha iskaashiga maamul Goboleedyada oo la filayo in ay war kasoo saaraan khilaafka Golaha shacabka

Muqdisho-KNN-Golaha Iskaashiga maamul Goboleedyada ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in kulan deg deg ah ay ka yeeshaan khilaafka ee ka dhax taagan Golaha.

Read More
Sports

Waxwalbo aad uga baahantahy kahor kulanka galabta manchestar untd iyo Swansea City

Muqdisho-KNN-Manchester Untd ayaa diyaar u ah inay u dagaalanto booskeeda 2aad ee kala sareenta horyaalka EPL iyadoo galabta gurigeeda kusoo dhaweendoonto dhigeeda Suwansea.

Read More
Uncategorized

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo ka hadlay khilaafka Golaha Shacabka talooyina soo jeediyay

Muqdisho-KNN-Madaxweynayaashii hore ee dalka soo maray Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo dalka ka soo talinayay 2009 ilaa 2012-kii iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (31-03-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
News in English

Motion of no confidence against Jawaari postponed with the request of President Farmaajo.

The motion of no confidence against the speaker of the Lower House Mohamed Osman Jawaari has been postponed according to parliamentary sources, KNN.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah:-Madaxweynaha Soomaaliya oo baajiyay kulankii maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Muqdisho-KNN-Ka dib markii uu kor u kacay khilaafka siyaasadeed ee ka dhaxtaagan Golaha Shacabka oo labada dhinac ee kala ah dhinacii Mooshinka waday.

Read More
Uncategorized

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka oo ka hadlay arimo xasaasi ah

Muqdisho-KNN-Mahad Cabdalla Cawad Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka ayaa qabtay shir jaraa’id  oo uu kaga hadlayay xaalada amniga ee xarunta Golaha Shacabka.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:Barnaamjka Murti iyo Maaweelo Ee Radio Kumiye (30-03-2018)

Muqdisho–KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye {30=03=2018

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan ka.

Read More