Month: March 2018
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (31-03–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (31=03=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{31-03-2018}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Uncategorized

Muuse Biixi: Weerar cad ayay nagu soo qaaday Dowlada federaalku

Muqdisho-KNN- Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa waxaa uu sheegay in xukuumada madaxwayne Farmaajo ay dagaal kula jirto heshiisyada.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {31-03-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{31-03-2018}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Uncategorized

Muwaadin Soomaaliyeed oo muddo u xirnaa dambi uusan galin oo Magdhow la siiyay

Muqdisho-KNN-Xaashi Cumar Xasan oo ah Muwaadin Soomaaliyeed oo muddo dheerna ku xernay dalka Talyaaniga ayaa Maxkamad racfaanka magaalada Perugia ee dalkaasi waxay u.

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Qaar ka mid ah Shacabka muqdisho oo Madaxweynaha ku amaanay go’aankii uu ka baajiyay kulankii Xildhibaanada.

Muqdisho-KNN-Qaar ka mid ah shacabka ku nool magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay go’aankii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu maanta ku baajiyay kulankii.

Read More
Uncategorized

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay isku dhacyo ka dhacay degmada deyniile.

Muqdisho-KNN-Isku dhacyo u dhaxeeya Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay Xaafad ku taala degmada deyniile ee gobalka Banaadir waxaana.

Read More
Uncategorized

Ciidamada leysku dhafay ee Galmudug oo bilaabaya howgal ka dhan ah Al-shabaab

Dhuusa-mareeb-KNN-Ciidanka maamulka Galmudug ayaa qaadaya howlgal ka dhan ah dagaalamayaasha Al-shabaab ee ku sugan deegaano kamid ah Galmudug. Madaxwaynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale.

Read More