Day: April 18, 2018
Uncategorized

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo ka digay Bandhig faneed lagu qabanayo Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa maanta digniin ka soo saaray Bandhig Faneedyo lagu wado in dhawaan lagu qabto magaalada Muqdisho waxayna fariin u direen.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (18-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Iqra.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (18-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:-.

Read More
Uncategorized

Gaari lagu rasaaseeyay duleedka Beladweyne.

Beladweyne-KNN-Guddoomiye ku xigeenka amniga ee maamulka gobalka Hiiraan Xuseen Cusmaan Maamin ayaa Idaacadda kulmiye u sheegay in koox hubeysan ay rasaaseeyeen Gaari Homey.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (18-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo iyo dhigiisa Masar oo Telephone kuwada hadlay.

Muqdisho-KNN-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay khadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al Sisi ayaa uga mahadceliyay taageerada joogtada ah.

Read More
Uncategorized

Saraakiisha Jubbaland oo guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay Qooqaani.

Qooqaani-KNN-Xasan Aadan Maxamed oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Milatariga Soomaaliya ee gobalka Jubada Hoose oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa faah faahin.

Read More
Uncategorized

Ciidan lagu dilay duleedka Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho koox hubeysan ayaa xalay dilay Laba ka mid ah Ciidamada Dowladda oo.

Read More
News in English

Diplomatic leaks: UAE dissatisfied with Saudi policies.

Lebanese newspaper Al Akhbar publishes secret diplomatic documents claiming UAE disapproval of Saudi policies. UAE crown prince Mohammed bin Zayed (MbZ) is working.

Read More