Month: July 2018
Barnaamijyo Somali News

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (01=07=2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:Cabdiwahaab Xuseen  Muxudiin iyo  Axmed.

Read More
Somali News

Q.M oo shacabka iyo dowlada Soomaaliyeed ugu hambalyeysay munaasabada 1 Luulyo

Muqdisho-KNN-Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating, ayaa dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad-guurada 58aad ee kasoo wareegtay.

Read More
Somali News

C/Kariim Qalbi dhagax”dadka Soomaaliyeed Waxay ka mideysan yihiin Walaaltinimada iyo Soomaalinimada”

Muqdisho-KNN-C/kariim Sheekh Muusa Qalbi Dhagax oo dhawaan laga siidaayay Xabsi la sheegay in uu ku jiray oo ku yaala dalka Itoobiya ayaa markii.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (01-07-2018)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Maahir.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {01-07-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (01-07-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
News in English

Somalia connection in sugar smuggling syndicate revealed

Mogadishu-KNN-The sugar wars that are threatening to unravel the Jubilee ruling coalition have focused mostly on the product that is imported by scores.

Read More
Somali News

Madaxweyne Trump oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabada 1 Luulyo

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha dalka Mareykanka  Donald Trump ayaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo, ugu hambalyeeyay munaasabadda maalinta Xorriyadda wadanka ee 1-da Luulyo, sida aan.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{01-07-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Somali News

Khasaaro ka dhashay Hoobiyaal maanta ku soo dhacay Xarunta Xalane ee Muqdisho

Muqdisho-KNN-Tiro Madaafiic ah ayaa maanta ku dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir gaar ahaan nawaaxiga xarunta Xalane oo ah fadhiga ugu weyn ee.

Read More