Month: July 2018
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (31-07–2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

DHAGEYSO:- Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Caafimaadka {31-07-2018}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Caafimaadka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Siciid Warsame.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (31=07=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim iyo  Cabdiwahaab.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (31-07-2018)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Abdiwali.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {31-07-2018}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (31-07-2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Qardho

Qardho-KNN –Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Qardho ee maamulka Punitland, ayaa.

Read More
Somali News

Madaxweeynaha Soomaaliland oo soo saaray wareegto xilka qaadis iyo magacaabis isugu jirta

Hargeysa-KNN-Madaxweeynaha Somaaliland Muuse biixi Cabdi ayaa soosaaray wareegto uu xilkii uga qaaday Masuuliyiin kuwo kalena uu ku magacaabay. Wareegtada oo soo gaartau Xafiiska.

Read More
Somali News

Madaxweyne Gaas oo maanta gaaray magaalada Garacad ee G/Mudug

Garacad-KNN-Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garacad ee gobolka Mudug ee Puntland. Madaxweyne.

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-Shil Gaari oo khasaaro geystay oo ka dhacay Sh/dhexe

Jowhar-KNN-Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in uu khasaaro ka dhashay shil Gaari oo maanta galinkii hore ka.

Read More