Month: July 2018
Somali News

Midowga Afrika oo maanta shir ugu furmaya dalka Murataaniya

Muqdisho-KNN-Madaxda Midowga Afrika ayaa maanta wuxuu shir ugu furmayaa magaalada Nouakchott ee dalka Mauritania, waxaana halkaasi ku sugan dhamaan xubnihii kala duwnay ee.

Read More
Somali News

Madaxweyne Gaas oo hambalyo ku aadan 1da Luulyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo  ku aadan Xuska sanad guurada 58-aad ee  1- Luulyo, .

Read More
Somali News

Shacabka iyo maamulka Galmudug oo u dabaal galay 1 Luulyo

Dhuusamareeb-KNN-Munaasabad loogu dabaal dagay 58 sano guuradii ka soo wareegatay markii Gobolada koofureed ay ka xuroobeen Gumeystihii Talyaalniga sidoo kalane ay midoobeen Gobolada.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (1-07-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo Ku Aaddan 1-da Luuliyo u Diray Shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 58-aad ee ka soo wareegtay markii ay.

Read More