Day: August 16, 2018
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (16-08-2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Somali News

Isbadal maamul oo laga sameeyay gobolka Hiiraan

Baladweyne-KNN-Wareegto kasoo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Hirshabeelle, ayaa waxaa xilalkii looga qaaday qaar kamid hogaanada degmooyin dhowr ah.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (16-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Adan Yusuf Axmed {Aqyaar}:- Farsamadii:-Shafici Yusuf.

Read More
Somali News

Eng Yariisoow oo isbadal ku sameeyay waaxda dalxiiska gobolka Banaadir

Muqdisho-KNN-Gudoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow ayaa xil ka qaadis waxa uu ku sameeyay agaasimihii waaxda dalxiiska iyo maalgashiga gobolka Banaadir.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (16-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Shaafici Yuusuf.

Read More
Somali News

Midawga afrika oo xoojinaya taageerada ay siiyaan AMISOM

Muqdisho-KNN-Kulan amniga Soomaaliya looga hadlayay oo ay yeesheen midawga afrika, ayaa waxaa lagu sheegay intii kulankaa uu socday in la bilaabo doono weerar.

Read More
Somali News

Maxkamadda Milatariga oo maanta xukun riday

Muqdisho-KNN-Maxkmadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta waxa ay xukun ku riday eedeysane lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Yariisoow). Ninka la xukumay ayaa waxaa.

Read More
Somali News

Shir looga arinsanayo la dagaalanka Shabaab oo Dhuusamareeb ka furmay

Dhuusamareeb-KNN-Shir looga arinsanayo arimaha amaanka iyo la dagaalanka Al-Shabaab ayaa maanta waxa uu ka furmayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmuudug. Shirkan.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (16-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali  Ibraahim Cabdullaahi:- Farsamadii:–Shaafici Yuusuf Daahir.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis

Muqdisho-KNN-Digreeto goor dhaw kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa waxaa isbadal lagu sameeyay, qaar kamid hay’adaha dalka iyo.

Read More