Day: August 25, 2018
Somali News

Xaaladda magaalada Garbahaarey oo wali kacsan

Garbahaarey-KNN-Iyadoo maalintii shalay banaanbaxyo looga soo horjeedo wasiirro ka tirsan jubbaland  ka dhaceyn magaalada Garbahaarey ayaa xalay waxaa kulmay odayaasha degmada iyo wasiiradii.

Read More
Somali News

Dagaalamayaal Shabaab ah oo lagu dilay Gedo

Buurdhuubo-KNN-Sida ay sheegeen maamulka degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo waxaa halkaasi lagu dilay saraakiil iyo Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab. Guddoomiyaha degmada Buurdhuubo Xasan.

Read More
Somali News

Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay dalka Canada

Muqdisho-KNN-Dalka Canada gaar ahaan xaafadda ay Soomaalida ku badan tahay ee la yiraahdo Weston and Lawrence ayaa la sheegay in lagu dilay muwaadin.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (25-08-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More