Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay safiirka Turkiga ee Soomaaliya
Muqdisho-KNN-Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay safiirka Turkga u fadhiya Soomaaliya Amb: Mehmet Yilmaz. Wasiirka Cadaalada Soomaaliya.