Month: December 2018
Somali News

Kulanka Golaha Shacabka oo baaqday markii 3aad.

Muqdisho-KNN-Khilaafka u dhaxeeya Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BFS ayaa sababay baaqashada markii 3aad waxaana la sheegayaa in arintaan ay sababtay xiisada ka dhax.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo maanta markale ciidamo geysay Baydhabo.

Baydhabo-KNN-Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa maanta markale waxaa la geeyay Ciidamo kale oo laga qaaday magaalada Muqdisho kuwaas oo ku biiraya.

Read More
Somali News

Masuuliyiin iyo shaqaale ka tirsan Hay’adaha garsoorka dalka oo ka qeyb-qaatay Olalaha isxilqaan.

Muqdisho-KNN-Masuuliyiin ka socotay xafiisyada garsoorka Soomaaliya ayaa maanta qaatay kaalintii ay ku lahaayeen olalaha isxilqaan ee lagu dayactiraayo Tiyaartarka qaranka iyo Madxafka Qaranka..

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Jabhadda ONLF oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho.

Adis-KNN-Magaalada Adis-Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa maanta waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay guddoomiyaha Jabhadda Xurnimo u dirirka ah ee ONLF kadib.

Read More
Somali News

Colaadii Balanbal oo laga heshiiyay.

Balanbal-KNN-Shan qodob ayaa laga soo saaray kulan dhex-dhexaadin ah oo todobaadkii la soo dhaafay ka socday degmada Balanbal ee gobalka Galgaduud kulankaas oo.

Read More
Somali News

Qaramada Midoobe oo  Israel ka dabatay in ay dib u celiso dhul ay horay uga qabsatay Syria.

Muqdisho-KNN-Xubnaha ugu badan ee ka tirsan Qaramada Midoobe, ayaa isku raacay  in dowladda Israel ay si sharciga ka baxsan ku haysato dhulka lagu.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (01-12-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Somali News

Doorashada Koofur Galbeed oo markii 3aad dib loo dhigay.

Baydhabo-KNN-Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa soo sheegaya in maanta la sheegay iney mar kale dib u dhacday doorashada.

Read More
Somali News

Xildhibaano garoonka uga hortagay Guddoomaha Golaha Shacabka oo Turkiga ka soo laabtay

Muqdisho-KNN-Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhaw ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, waxaana soo dhaweeyay.

Read More
Somali News

Guddoomiye Tuulax oo kormeeray xarumaha saddax degmo oo ka tirsan gobalka Banaadir.+SAWIRO

Muqdisho-KNN-Gudoomiye Ku xigeenka ammaanka & Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed C/laahi Tuulax ayaa maanta kormeeray Xarumaha Saddex Degmo oo ka mid ah Gobolka.

Read More