Month: December 2018
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (01-12-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare]:- Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (01-12-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim:- Farsamadii:– Iqra Axmed Maxamuud :–.

Read More
Somali News

SAWIRO:-Maxkamadda C.Q.S. oo xukun ku riday Askari ka tirsan Milatariga Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay oo sabti ah xukun ku riday Askari ka tirsan Ciidamada Milatariga Soomaaliya oo lagu eedeeyay.

Read More
Somali News

Madaxwaynihii hore ee Mareykanka George H.W. Bush oo geeriyooday.

Muqdisho-KNN-George H.W. Bush Madaxwaynihii hore ee Mareykanka ayaa la sheegay in shalay oo ku beegneed 30 November uu geeriyooday waxa uuna ahaa 94.

Read More
Uncategorized

Dowladda oo Shabeelaha Hoose ka baadi goobeysa gaari looga qabsaday dagaal ay la gashay Al-shabaab.

Marka-KNN-Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqaymo xoog leh oo saacadihii la soo dhaafay ay Ciidamada AMISOM ku garaaceyn tuulooyin ka.

Read More
Somali News

Dood ka dhalatay Ciidamo cusub oo la geeyay magaalada Baydhabo.

Baydhabo-KNN-Siyaasiin, Xildhibaano, iyo Masuuliyiin kale ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay ciidamo cusub oo ka mid ah Booliiska Soomaaliya oo shalay la geeyay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Gaas oo shaaciyay xiliga doorashooyinka Puntland.

Garowe-KNN-C/weli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Puntland ayaa soo saaray jadwalka soo xulista Golaha Wakiilada iyo Doorashada Madaxweynaha, kaddib qoraal ka soo baxay Xafiiskiisa.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (01-12-2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Wasaaradda amniga oo sheegtay iney dishay dagaalamayaal Al-shabaab ka tirsan.

Baydhabo-KNN-Wasaaradda amniga Soomaaliya ayaa sheegtay maanta oo sabti ah iney dishay xubno ka tirsan dagaalamayaal Al-shabaab kadib weeraro lagu fuliyay gobalka Bay oo.

Read More
Somali News

Suudaan oo sheegtay in kumanaan barakacayaal ah ay dib ugu soo laabteen Dalkaasi.

Muqdisho-KNN-Qaar kamida  152,000 oo horey dalka ugu baracay ayaa ka soo laabtay Tuulooyinka ku yaala Waqooyi Galbeed ee Dalka  Suudaan,sidaas waxaa sheegey gudoomiyaha.

Read More