Day: January 5, 2019
Somali News

Daacish oo dhaq dhaqaaqyadooda Soomaaliya kordhiyay, 2019.

Muqdisho-KNN-Sida lagu lagu sheegay warbixin uu daabacay joornaalka Long War journal, Kooxda lamagac baxday khilaafada islaamka qaybteeda soomaaliya ayaa kor u qaaday hawlgalooda.

Read More
Somali News

Norway oo maaliyiin lacag ah ku bixineysa dib u dhiska Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Xukuumadda Norway oo shaaca ka qaaday in lacag dhan 54.3 milyan oo dollar ay ku bixinayso dib u dhiska iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha.

Read More
Somali News

Dowlada Mareykanka oo ciidamo u diraysa dalka Gabon.

Muqdisho-KNN-Dowlada Mareyknaka ayaa qorsheenaysa in ciidamo milatari ah ay gayso dalka Gabon sda uu sheegay madaxwaynaha dalkaasi Donald Trump. Mar uu lahadlayay Congress’ka.

Read More
Somali News

Madaxwaynaha Taiwan oo beesha caalamka ka dalbatay aqoonsi.

Muqdisho-KNN-Madaxwaynaha dalka Taiwan Tsai Ing-wen, ayaa beesha caalaka ka dalbatay in lagarab istaago madaxbanaanida Taiwan oo ku dhawaaqday in ay ka go’day shiinaha.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (05-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Somali News

SAWIRO:-Madaxweyne Axmed Madoobe, oo u qudbeeyay Ciidan loo diyaariyay iney Howlgal ka sameeyaan Jubbooyinka.

Kismaayo-KNN-Maamulka Jubbaland ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray, dhaq dhaqaaqyo ciidan oo saacadihii la soo dhaafay laga dareemayay deegaanada Maamulkaasi. Qoraalka ka soo baxay.

Read More
Somali News

Akhriso:- Sharuudaha Musharaxiinta Puntland oo la shaaciyay.

Garowe-KNN-Guddiga doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland, ayaa maanta soo saaray jadwalka doorashada Madaxweynaha oo ku beegan 8-da bishaan. Khudbadaha musharaxiinta ayaa la sheegay iney.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (05-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-C/risaaq Xasan.

Read More
Somali News

Jubbaland oo dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada Jubooyinka.

Kismaayo-KNN-Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose, ayaa soo sheegaya in Ciidamada Milatariga Soomaaliya ay wadaan dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (05-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare]:- Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More