Day: January 15, 2019
Somali News

Koox hubeysan oo weli ka dagaalamaya Hotel ku yaalo Kenya.

Nairobi-KNN- Wararka ka imaanayo magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in Koox hubeysan ay weerar ku galeen Hoteel ku yaala Caasimadda.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {15-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (15-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Madaxweyne Deni oo qaabilay wafdi ka socda China.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Dalka China oo gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka.

Read More
Somali News

Masuuliyiin ka tirsan Puntland oo gaaray Baydhabo

Baydhabo-KNN-Wafti ballaaran oo ay hogaaminayaan madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Karaash iyo gudoomiyaha barlamaanka Cabdixakiin Dhooba-daareed ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Gobalka Bay..

Read More
Uncategorized

Dagaal beeleed ka qarxay Shabeelaha dhexe

Muqdisho-KNN-Dagaal u dhexeeyaya Labo maleeshiyo beeleed ayaa hada waxaa uu ka soconayaa  Tuulooyin hoostaga Deegaanka Ceel Bara fee Gobalka Shabeelaha dhexe. Dadka deegaanka.

Read More
Somali News

Hogaamiye ka tirsan ururka Taliban oo xabsiga la dhigay.

Muqdisho-KNN-Dowlada Pakistan ayaa xirtay Xafza Muxibullah oo ah xubin sare oo katirsan ururka Taliban sida ay sheegeen qaar kamid ah masuuliyiinta ururka. Wararka sheegaya xariga.

Read More
Somali News

Qarax ka dhacay degmada Deyniile.

Muqdisho-KNN-Ha; Askari ayaa ku dhintay mid kalane dhaawac culus ayaa ka soo gaaray Qarax maanta ka dhacay Xaafadda Gudbta ee degmada Deyniile ee.

Read More
Somali News

Wiil dilay Aabihiisa oo xukun lagu riday.

Maxkamad ku taala Gobalka Sanaag ee Soomaaliland ayaa xukun dil ah ku riday Wiil dhalin yaro ah oo horey Aabihiisa ugu dilay Magaalada.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (15-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More