Day: January 15, 2019
Somali News

Dowlada Canada oo si kulul ugu jawaabtay Shiinaha

Muqdisho-KNN-Ra’iisul wasaaraha dalka Canada Jastin Trudeau, ayaa si adag u cambaaray’yay  xukun dil ah oo ay maxkamad ku taalo Shiinaha ku riday muwaadin.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (15-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (15-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Cabdullahi Maxamed Cal :- Farsamadii:-Cabdirisaaq Xasan.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay Gudoomiye maxkamadeed

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa uu maanta ku magacaabay gudoomiyaha maxkamada degmada Afmadow, waxaana loo magacaabay.

Read More
Somali News

Dhalin yaro lagu xiray Baydhabo.

Baydhabo-KNN-Ciidamaada militariga dowladda Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay 8 qof oo shacab ah, kuwaasi oo magaalada Baydhabo ka sameeyay banaanbax ay ku dalbanayaan in.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay inuu dhameynayo Khilaafka u dhexeeya Labada Gole BS.

Muqdisho-KNN-Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya oo ka hadlay Khilaafka u dhexeeyay Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inuu wado qorshihii ugu.

Read More
Somali News

Maxkamad ku taala Kenya oo soomaali la soo taagay.

Muqdisho-KNN-Maxkamad ku taala Magaaladda Nairobi ayaa waxaa ay sheegtay in ay heeyso Cadeymo kiiskooda lagu dhageysan karo Sedax Nin oo loo heeysto in.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{15-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (15-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:– Cabdi risaaq.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (15-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More