Day: January 15, 2019
Somali News

Wafdi ka socda Dowlada oo ku wajahan Baydhabo.

Baydhabo-KNN-Maanta waxaa magaalada Baydhabo ee Gobalka Bay lagu wadaa inuu gaaro wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka soomaaliya Maxamed.

Read More
Somali News

Mudaharaadyo Dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Zimbabwe

Muqdisho-KNN-Dhowr qof ayaa dhintay kadib markii Dalka Zimbabwe ay ka dhaceen mudaharaadyo ka dhashay Dowladda oo in ka badan labanlaab kusoo rogtay Qiimihii.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb-galay xaflad lagu soo xirayay Kalfadhig 4-aad ee Golaha Shacabka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay ka qayb galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo xirayay Kalfadhiga 4-aad.

Read More