Month: February 2019
Somali News

Madaxweyne Deni oo kormeer ku tagay Taliska guud ee Ciidanka booliska Puntland.

Garoowe-KNN-Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray taliska guud ee ciidanka Booliska Puntland ee magaalada Garoowe. Kormeerka Madaxweynaha ayaa waxaa.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanaagsan (27-02-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo maanta la kulmay Amiirka dalka Qatar.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta wada hadallo la yeeshay Amiirka Dowladda.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {27-02-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (27-02-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Ciidamada Jubbaland oo maanta shacab ku jir dilay Kismaayo

Kismaayo-KNN-Ciidamada amaanka ee Maamulka Jubbaland ayaa maanta boqolaal qof oo shacab ah u diiday in ay soo dhaweeyeen Xildhibaan Cabdi rashiid Xidig oo.

Read More
Somali News

Ciidamo Booliis ah oo lagu kordhiyay Saldhigyada degmooyinka G/Banaadir

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Gobalka banaadir iyo Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya ayaa Ciidamo aad u fara badan oo ka tirsan booliska Soomaaliya  waxaa ay geeyeen qaar.

Read More
Somali News

Cabsi laga qabo dagaal dhaxmara Pakistan iyo India

Muqdisho-KNN-Dowlada Pakistan ayaa sheegtay in ay soo riday labo diyaaadood oo katirsan kuwa xooga dowlada Hindiya kuwaas oo dul heehaabayay gobolka labada dowladood.

Read More
Somali News

Gaadiid lacago lagu soo rogay oo ka xayiran Gobalka Hiiraan

Beledweyne-KNN-Wararka ka imaanaya duleedka Magaalada Beledweyne ee  Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya  in Gaadiidkii ugu badnaa ay maanta ku xayiran yihiin inta u dhaxeysa.

Read More
Somali News

Madaxwaynaha dalka Iran oo ka horyimid iscasilaadii wasiirkiisa arimaha dibada

Muqdisho-KNN-Madaxwaynaha dalka Iran Hassan Rouhani, ayaa diiday in uu aqbalo isacasilaad uu maalinnimadii shalay ahayd ku dhawaaqay wasiirkiisa arimaha dibada Javad Zarif. Waxaan.

Read More