Month: February 2019
Somali News

Al-Shabaab oo gaadiid badan ku gubay Shabeelaha Hoose.

Afgooye-KNN-Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay in gaadiid badan ay ku gubeen deegaan lagu magacaabo doonka  oo hoostaga degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose..

Read More
Somali News

Baaritaano saakay ka socda Beledweyne.

Beledweyne-KNN-Ciidamada amaanka ayaa saakay waxaa ay baaritaano ka wadaan xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Beledweyne ee Gobalka Hiiraan. Baaritaankan ayaa ka dambeeyay,.

Read More
Somali News

Madaxda Bariga Africa oo ku shireysan Tanzania

Muqdisho-KNN-Hoggaamiyeyaasha Bariga Afrika ayaa shirweynahooda sanad la ah waxa uu ka furmayaa dalka Tanzaniya, iyadoo ay jiraan xiisado iyo cadaawad toos ah oo.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (01-02-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Dowladda Itoobiya oo markii ugu horeysay la wareegtay hogaanka midowga Afrika ee AMISOM.

Muqdisho-KNN-Tigabu Yilma oo ah Generaal kasoo jeedda dalka Itoobiya ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya kaddib Munaasabad lagu.

Read More
Somali News

Mareykanka oo sheegay in duqeyn ka dhacday Gobalka Hiiraan ay ku dileen xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Muqdisho-KNN-Military-ga Mareeykanka ayaa sheegay in uu Duqayn ku dilay 24 Dagaale oo ka tirsan A-shabaab kadib markii uu beegsaday Saldhig ay ku leeyihiin.

Read More
Somali News

Dagaal xalay ka dhacay Sh.Dhexe.

Balcad-KNN-Dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday bar koontarool oo ciidamada dowlada ay ku lahayeen dagmada Balcad ee Gobolka Sh/dhexe gaar.

Read More