Month: February 2019
Somali News

Deg deg:-Qarax gaari oo goordhow ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Qarax xoogan ayaa goordhow waxaa uu ka dhacay wadada Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ah ayaa KNN u sheegay in gaari ka.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey ee Booqashada shaqo ku joogay magaaladda Doha ee dalka Qatar ayaa.

Read More
Somali News

Howlgal miino baaris ah oo maanta laga sameeyay Jubbada Hoose.

Kismaayo-KNN-Wararka ka imaanayo deegaano hoostaga degmada Jamaame ayaa sheegaya in Ciidamada xoogga dalka oo ay wehlinayeen kuwa Jubbaland ay maanta miinooyin ka soo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanaagsan (28-02-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {28-02-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (28-02-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Golaha Wasiirada Jubbaland oo isku raacay in aysan shaqaalaha iyo Ciidamada ka qayb qaadan olalaha doorashada Jubbaland.

Kismaayo-KNN-Warsaxaafadeed laga soo saaray Shirkii Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland ayaa looga hadlay Arimaha doorashooyinka Jubbaland ee sanadkaan 2019. Xubnaha Golaha Wasiirada iyo Madaxweyne.

Read More
Somali News

Ciidamada Burundi oo ka baxay Kulliyada Jaalle Siyaad.

Muqdisho-KNN-Ciidamada Burundi ee howlgalka nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay bilaabeen inay ka guuraan  Kulliyadda Jaalle Siyaad oo ku taala.

Read More
Somali News

Dowladaha Israel iyo Ruushka oo ka wadahadlay xaalada Suuriya.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu, ayaa magaalada Moscow ee caasimada u ah dalka Ruushka kulan kula qaatay madaxwaynaha Ruushka Vladimir Putin. Labada hogaamiye.

Read More
Somali News

Howlgal loogu magac daray Caa’isha maxay galabsantay oo ka bilowday Gaalkacyo.

Gaalkacyo-KNN-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee  gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi la geeyay ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo laga keenay.

Read More