Month: February 2019
Somali News

Shirkii Trump iyo Kim oo natiijo la’aan kusoo dhamaaday.

Muqdisho-KNN-Waxaa soo idlaaday shirkii ay lahaayeen hogaamiyaha kuuriyada waqooyi Kim Jong-Un iyo madaxwaynaha mareykanka Donald  Trump iyadoona lagaarin wax heshiis ah sida uu.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (28-02-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta waxaa.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Cayaaraha (28-02-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-C/risaaq Xasan.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (28-02-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Cabdullahi Maxamed Cali :- Farsamadii:-Cabdirisaaq Xasan Axmed :-.

Read More
Somali News

Madaxweyne lafta gareen oo kulan la qaatay Golihiisa Wasiirada.

Baydhabo-KNN-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane. C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa caawa casha sharaf usameeyay Gollaha Wasiirada cusub iyo Xildhibaanada ee Dowladda Koonfur.

Read More
Somali News

Ciidamada Burundi oo maanta ka baxaya Kuliyada Jaale Siyaad ee Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Maanta ayaa lagu wadaa in ciiidamada Amisom gaar ahaan kuwa Burundi ay baneenayaan kulyaddii hore ee jaalle siyaad oo ku taalla wadada warshadaha..

Read More
Somali News

Madaxweyne Cagjar oo xalay safar ku tagay Hargeysa.

Hargeysa-KNN-Madaxweynaha Gobalka  Soomaalida Itoobiya  Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar)  iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa xalay safar ku tagay Magaalada Hargeysa ee Soomaaliland..

Read More
Somali News

Ciidamada booliska Beledweyne oo saakay heegan buuxa la galiyay.

Beledweyne-KNN-Gaashaanle Dhexe Maxamed Macow  Taliyaha Saldhiga Booliska Magaalada Baladweyne oo warbaahinta la hadlay  ayaa ka dalbaday ciidamada Booliska Baladweyne  in ay ka hortagaan.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{28-02-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (28-02-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:– Cabdi risaaq.

Read More