Day: May 4, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Ogaal (04-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdullahi Maxamed Cali:- Farsamadii:Cabdi Risaaq Xasan.

Read More
Somali News

Askeri ka tirsan Ciidanka xooga oo Askeri kale ku dilay Beledweyne

Beledweyne-KNN-Askeri ka tirsan xooga dalka ayaa magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxa uu ku dilay Askeri kale oo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka..

Read More
Somali News

Dad shacab ah oo saakay lagu laayay deegaan ka tirsan gobolka Hiiraan

Beledweyne-KNN-Inta laxaqiijiyay lix ruux oo Afar kamid ah yihiin Caruur ayaa saakay lagu dilay deegaan hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Dabley hubeysan.

Read More
Somali News

Kiiskii dilka iyo kufsiga iskugu jiray ee Caa’isha Ilyaas oo maanta ka Furmay Garoowe

Garoowe-KNN-Fagaaraha jaamacada Bariga Afrika ee magaalada Garoowe ayaa waxaa hada si toos ah kaga socda dhageysiga dacwada rag loo heysto dilkii iyo kufsigii.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Casharka Tafsiirka {04-05-2019}=suuratu Towba=Darsigii-23Aad-Q {240}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (04-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim Farsamada:-Shariif.

Read More
Somali News

Dowladda Kuuriyadda Woqooyi oo tijaabisay Gantaaladda rida gaaban

Muqdisho-KNN-Kuuriyadda Woqooyi ayaa tijaabisay dhowr gantaaladda ridada gaaban ah, sida algu shegay warbixin laga helay Kuuriyadda Koofureed. Gantaaladda waxaa laga riday Caganka Hodo.

Read More
Somali News

Somaaliland oo Xabsiga dhigtay guddomiyihii gobolka Sool ee Puntland

Laascaanood-KNN-Ciidamada Amaanka  Somaaliland ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ku xiray Mas’uul horay uga tirsanaa maamulka Puntland, islamarkaana soo noqday Gudoomiyaha gobolka.

Read More
Somali News

Madaxweyneyaasha Mareykanka iyo Ruushka oo Tilifoonka ku wada hadlay

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Mareeykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu la hadlay madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin islamarkaana ay wada qaateen muddo saacad ku dhow, waxyaabihii.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA SUBAX 8:00AM (04-05-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More