Day: May 4, 2019
Somali News

Wasaarada Waxbarashada oo soo saartay Ogeysiis ku saabsan Imtixaanka

Muqdisho-KNN-Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ayaa Ardayda Dugsiyada sare ee sanadkaan u fadhiisaneysa Imtixaanka Dowladda waxa ay ku war galisay in loo.

Read More
Somali News

Saraakiisha amaanka Jubbaland oo ka hadlay u diyaar garowga bisha Ramadaan

Kismaayo-KNN-Iyadoo magaalooyinka kala duwan ee Soomaaliya laga dareemayo u diyaar garoowga Bisha barakeysan ee Ramadaan, ayaa mas’uuliyiinta amaanka maamulka jubbaland waxa ay soo.

Read More
Somali News

Madaxweyne Dani oo shir ka furay Garowe

Garowe-KNN-Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullahi Dani ayaa shir socon doona mudo labo cisho ah waxaa dhinyada deegaanada Puntland maanta uga furay magaalada Garowe.

Read More
Somali News

Ciidamada Yahuuda oo duqaymo lixaad leh ka gaystay marinka Gaza

Muqdisho-KNN-Ciidamada Yahuuda ayaa tobanaan gantaalo ku tuuray magaalada Gaza qaybta ay maamulaan ururka Xamaas. Weerarkan oo dhacay subaxnimadii maanta oo sabti ah ayaa.

Read More
Somali News

Duufaanta Fani oo dad ku dishay qaybo kamid dalka Hindiya

Muqdisho-KNN-Duufaanta Fani oo kamid ah duufaanada ugu xoogan ee ku dhufta dalka Hindiya mudo tobanaan sano ah ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan.

Read More
Somali News

Rag loo soo qabtay dilka Saraakiishii Soomaaliland

Ceerigaabo-KNN-Ciidamada Booliiska Soomaaliland ayaa ku dhowaad Sedeed ruux ku soo qabtay baaritaano ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Sanaag.   Ragaasi oo.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (04-05-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:- Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

Barnaamijka Ciyaaraha (04-05-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):-.

Read More
Somali News

Xildhibaano cusub oo maanta la dhaariyay

Muqdisho-KNN-Waxaa goor dhow si toos ah u furmay kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa hada lagu dhaariyay kuraasta.

Read More
Somali News

Garoowe:10 ruux oo Makamadd lasoo taagay iyo dib udhac ku yimid kiiskii Caa’isha

Garoowe-KNN-magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa saakay maxkamadd la horkeenay 10 eedeysane oo loo heysto in ay ka dambeeyeen dilkii iyo kufsigii.

Read More