Day: July 2, 2019
Somali News

Mareykanka oo dib u bilaabaya Taageeradii Ciidamada Soomaaliya

Muqdisho-KNN-War ka soo baxay Dowladda Mareykanka ayaa looga hadlay taageeradii uu Mareykanku siin jiray qeybo ka mid ah ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,taasi oo.

Read More
Somali News

Dowladda oo billaawday Qarameynta Ciidamadii Ahlusunna

Dhuusamareeb-KNN-Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Taliyaasha Ciidamada Qalbka Sida ee Soomaaliya ayaa xerada qaybta 21-aad ee xoogga dalka ku kormeeray Ciidamadii Ahlusunna oo lagu.

Read More
Somali News

Iran oo muujisay in ay jabisay Heshiiskii Nuclear-ka

Muqdisho-KNN-Dawladda Iiraan ayaa jabisay heshiiskii ay la gaartay quwadaha Caalamka sannadkii 2015, kaas xadidayay tayaynta yuuraaniyaamkeeda, sida ay xaqiijisay Hey’adda la socota arrimaha.

Read More
Somali News

Dadka ku nool Koonfurta America oo sugaya Dayax Madoobaad

Muqdisho-KNN-Dadka ku nool koofurta America ayaa markaan u arka in ay nasiib u yeesheen in ay ku damaashaan dayax madoobaad buuxa. Dadka cirka.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (02-07-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (02-07-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (02-07-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Maxamed Axmed Maxamuud :- Farsamadii:– Abdi.

Read More
Somali News

Banaanbax looga soo horjeedo Go’aankii Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka socda Cadaado.

Cadaado-KNN-Banaanbax looga soo horjeedo go’aankii uu dhawaan ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka soconaya Magaalada Cadaado ee Gobalka.

Read More
Somali News

Taliyeyaasha Ciidamada qalabka Sida oo maanta gaaray Dhuusamareeb

DhuusaMareeb-KNN-Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa maanta waxaa uu gaaray magaalada Dhuusa Mareeb ee Gobalka Galgaduud..

Read More
Somali News

Wasiirka Dastuurka Oo Kulan La qaatay Wakiilka QM Ee Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS mudane Saalax Ahmed Jaamac ayaa maanta xafiiskisa ku qaabilay Wakiilka qaramada Midoobay ee Soomaaliya mudane James Swan oo.

Read More