Day: September 14, 2019
Somali News

Daadad dad ku dilay Koonfur bari dalka Spain.

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan Shan qof ayaa u dhintay in ka badan 3,500 oo qofna waxaa laga daad gureeyay guryahoodii kadib markii daadad harqiyeen Koofur-bari.

Read More
Somali News

Duufaan hor leh oo ku dhufatay Jasiiradaha Baxamaas.

Muqdisho-KNN-Duufaan cusub ayaa khatar gelineeysa dalka jasiiradaha ah ee Baxamaas laba todobaad ka dib markii ay duufaantii Dorian bur-burisay qaayb Jasiiradaaha ka mid.

Read More
Somali News

Ruushka, Iran iyo Turkiga oo todobaadkan shir saddex-geesood ah ka yeelanaya xaaladda wadanka Syria

Muqdisho-KNN-Hoggaamiyaasha Turkiga, Iran iyo Russia oo Isniinta todobaadkan ku kulmi doona magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga, ayaa mar kale ka wada-xaajoon doona.

Read More
Somali News

Soomaaliya oo guulo kasoo hoysay Shir-weynaha Isgaarsiinta Adduunka

Muqdisho-KNN-Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, Eng; Cabdi Canshuur Xasan ayaa sheegay in Soomaaliya ay guulo la taaban karo ka soo hoysay Shirweynaha Isgaarsiinta.

Read More
News in English

UN warns two million people in Somalia at risk of starvation

Mogadishu-KNN-The United Nations is warning some two million people in Somalia are at risk of starvation, amid the country’s worst drought since 2011,.

Read More
News in English

After Delaying Border Case With Somalia, Kenya Now Seeks Talks

Mogadishu-KNN-Kenya said it’s seeking an out-of-court settlement of a dispute over an oil-rich territory with Somalia, a week after the United Nations International.

Read More
Somali News

Jubbaland oo ka hadashay Nabadoon xalay lagu dhaawacay Kismaayo

Kismaayo-KNN-Maamulka Jubbaland ayaa faahfaahin ka bixiyay kooxo hubeysan oo xalay magaalada Kismaayo ku dhaawacmay mid ka mid ah waxgaradka sidda weyn looga yaqaano.

Read More
News in English

Over ten people arrested for child smuggling in Mogadishu

Mogadishu-KNN-At least 11 people including 8 women were arrested in Somali capital Mogadishu for child smuggling after Somali police launched an operation to.

Read More