Day: September 14, 2019
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (14-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Maxamed Dalaal.

Read More
Somali News

Madaxweyne Waare oo tacsi u diray qoysaska mas’uuliyiintii saakay la dilay

Jowhar-KNN-Madaxweynaha maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyeeyay geerida mas’uuliyiin ka tirsanaa maamulka Hir-Shabeelle oo saakay lagu dilay gobolka Shabeellada Dhexe. Guddoomiye.

Read More
Somali News

Meydadka xubno ka tirsanaa maamulka Beledxaawo oo lagu dhex arkay degmadaas

Muqdisho-KNN-Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa lagu dilay magaaladaas kaddib markii xalay guryahooda laga baxay. Ilaa seddax ruux oo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (14-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud {Tuur-yare}:- Farsamadii:-Iqra Ahmed.

Read More
Somali News

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan Hir-Shabeelle oo ka dhacay Balcad

Muqdisho-KNN-Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hir-Shabeelle ayaa goor dhaw qarax lagula beegsaday duleedka magaalada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe, xilli ay ku wajahnaayeen magaalada.

Read More
Somali News

Iska hor imaad Askar ka wada tirsan Dowladda ku dhexmaray Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-KNN-Dagaal socday mudo kooban ayaa saakay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta  maamulka Galmudug. Dagaalka ayaa u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan kuwa.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {14-09-2019}=Suuratu Naxli=Darsigii-03Aad-Q {323}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (14-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-  Axmed Saciid Axmed:- Farsamada:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Duqeyn xalay ka dhacday gobolada Jubbada Dhexe iyo Shabeellada Hoose

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya gobolada Jubbada Dhexe iyo Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in xalay duqeyn xoog leh ay ka dhacday degmooyin deegaano ka tirsan.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (14-09-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More