Day: September 14, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (14=09=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Dhibaato ka dhalatay is badalka lagu sameynayo shillinka Kenya

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa hortaantii bishii June ee sadnakan ku dhawaaqay in lacagta waddankaasi gaar ahaan kunka Shilling la beddeli doono,.

Read More
Somali News

Kheyre oo gaaray Marka iyo madaafiic lagu garaacay magaaladaas

Muqdisho-KNN-Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhaw gaaray magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellada Hoose. Kheyre ayaa waxaa.

Read More
Somali News

Muwaadin Soomaaliyeed oo ku dhaawacmay dagaal ka dhacay Koonfur Afrika

Pretoria-KNN-Dagaal kooban oo maanta magaalada Pretoria ku dhexmaray koox burcad ah iyo booliska dalka Koonfur Afrika, halkaas oo ay waxyello kasoo gaartay muwaadin.

Read More
Somali News

Guddoomiye Cumar Filish mar kale ka hadlay wadooyinka xiran ee Muqdisho

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta marka kale ku celiyay balan qaadkiisii ahaa in maamulkiisu furayo.

Read More
Somali News

Somaliland oo ka laabatay heshiiskii saldhigga Militari ee Berbera.

Hargeysa-KNN-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in ay ka laabteen heshiiskii dowladda isutaga Imaaraadka Carabta u ogalaanayay in saldhig Militari ay ka.

Read More
Somali News

Kooxda Taliban oo wadahadalo labilawday Ruushka.

Matalayaal kasocda ururka Taliban ayaa waxaa magaalada Moscow kulamo ay kula leeyihiin masuuliyiinta dowladda Ruushka kadib markii uu bur buray wadahadaladii ay kula.

Read More
Somali News

Duqaymo loo geystay xarumo shidaal oo ku yaala gudaha Sucuudiga.

Duqayn loo adeegsaday diyaaradaha aanan duuliyaha laheen ee Drone’ka loo yaqaano ayaa lagu qaaday xarumo laga soo saaro shidaalka oo ku yaala gudaha.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (14-09-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Somali News

Wafdi ka socda golayaasha Dowladda oo gaaray Marka

Muqdisho-KNN-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka awqaafta iyo arimaha diinta  ee xukuumadda Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Marka ee xarunta Shabeellada Hoose. Xildhibaano ka tirsan labada.

Read More