Month: October 2019
Somali News

Daawo:-Afar xisbi siyaasadeed oo Muqdisho uga dhaawaaqay is baheysi cusub.

Muqdisho-KNN-Kadib kulamo siyaasadeed oo maalmihii lasoo dhaafay ay magaalada Muqdisho ka wadeen qaar kamid ah xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka diiwaan gashay, ayaa.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Galab Wanaagsan (01-10-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan Diini.

Read More
Kalamaan

Xubinta Kalamaan Ee Radio Kulmiye {01-10-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh:- Xubinta Kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (01=10=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Wasiirka arimaha gudaha, Sheikh Shaakir iyo sarakiisha AMISOM oo kulan ku yeeshay Dhuusamareeb, Sawirro:-

Dhuusamareeb-KNN-Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sebriye, Taliyaha qeybta 21-aad ee xoogga dalka, Taliyaha ciidanka AMISOM qeybta gobolka Hiiraan iyo madaxa xukuumadda.

Read More
Somali News

Taliska Booliiska oo war kasoo saaray wadooyinka xiran ee Muqdisho

Muqdisho-KNN-Taliska Booliska Soomaaliya ayaa war kasoo saaray wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho, iyagoo ku war geliyay dadka caafimaadka deg-dega ah u baahan in.

Read More
Somali News

Jubbaland oo war kasoo saartay shirka Iskaashiga ee maanta ka furmay Muqdisho

Kismaayo-KNN-Maamulka Jubbaland ayaa gabi ahaanba qaadacay shirka madasha Iskaashiga Soomaaliya ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Wasiirka maaliyadda maamulka Jubbaland.

Read More
Somali News

Hey’adda Amnesty oo soo ban dhigtay tirada dad rayid ah oo lagu dilay duqeymaha AFRICOM

Muqdisho-KNN-Baaritaan ay sameesay hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa lagu sheegay in diyaaradaha militariga Mareykanka ay sadax ruux oo shacab.

Read More
Somali News

Xisbiyada siyaasadeed ee ugu waaweyn dalka oo ku dhawaaqaya madal is baheysi

Muqdisho-KNN-Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa shirar uga socday magaalada Muqdisho axsaabta siyaasadda Soomaaliya, iyadoo shirkaas looga hadlayey xaalada siyaasadeed iyo amni ee dalka..

Read More
Somali News

Dowladda maka go’antahay dagaalka Al-Shabaab, maxaase ka jira geerida Cali Dheere?

Muqdisho-KNN-Markii uu ballan qaadkaan sameeyay Madaxweynaha Soomaaliya waxay aheyd bilaawgii 2017-kii, seddax sano kadib qatarta Al-shabaab waa ka korartay halkii ay maalintaas joogtay,.

Read More