Month: October 2019
Somali News

Iran oo xukun iskugu jira dil iyo xabsi ah ku riday rag lagu eedeeyay falal basaasnimo.

Maxkamada ku taalo Iran ayaa xukun dil ah ku riday ruux loo haysto in uu wax u basaasayay Mareykanka iyadoona labo ruux oo.

Read More
Somali News

Booliska iyo dibad baxyaasha Hong Kong oo gacmaha iskula tagay.

Booliska Ismaamulka Hong Kong ayaa gaaska dadka ka ilmeesiiya u adeegsaday kala ceerinta dibad baxyaal careesan  oo iskugu soo baxay wadooyinka waa wayn.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (01-10-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (01-10-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (01-10-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud {Tuur-yare} Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Kenya oo sheegtay in ay gacanta ku soo dhigtay madaxii qorshaynta ee weerarkii Hotel DusitD2

Muqdisho-KNN-Ha’adaha  amniga ee dalka Kenya ayaa waxa ay shaaciyeen in ay gacanta kusoo dhigeen ,nin ay sheegeen in uu  ka dambeeyay weerarkii ay .

Read More
Somali News

Shirka madasha iskaashiga Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho

Shirka Caalamiga ah ee Iskaashiga Soomaaliya ayaa goor dhaw si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho caasimadda dalka, waxaana ka qeyb-gelaya in ka.

Read More
Somali News

Puntland oo qaadacday shirka ka furmaya Muqdisho

Garoowe-KNN-Dowlad Goboleedka maamulka Puntland ayaa qaadacday Shirka Caalamiga ah ee iskaashiga Soomaaliya oo Maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho,kaasi horey loogu qaban jiray dalalka.

Read More
Somali News

Wadooyinka Muqdisho oo saakay xiran.

Muqdisho-KNN-Wadooyinka qaar ee magaalada Muqdisho ayaa saaka xiran, iyadoo gaadiidka ay saaran yihiin dadka shacabka ah aysan isaga kala gudbi karin isgoysyada magaalada.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {01-10-2019}=Suuratu Naxli=Darsigii-18Aad-Q {338}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More