Day: January 17, 2020
Somali News

WARKA Subax=8:00AM (17-01-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Doorashada guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo maanta dhacaysa

Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ka dhacaysa doorshada Guddoonka Sare ee Golaha wakiilada  Baarlamaanka 2-Aad Ee Galmudug. Saddax Musharax ayaa u taagan Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Read More
Somali News

Bortaqiiska oo madaxweyne ku xigeenka Angola ku eeday musuqmaasuq

Dacwad oogaha Bortaqiiska ayaa ku soo oogay eedo musuqmaasuq madaxweyne ku xigeenka Angola, Manuel Vicente. Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ayaa sheegay in Mr.

Read More