Day: January 17, 2020
Somali News

Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee baarlamanka Galmudug oo la doortay

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Galmudug ayaa la doortay. Waxaana kursiga guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka labaad ee maamulka Galmudug ku.

Read More
Somali News

R.wasaaraha dalka Ukrain oo iscasilay

Raysal wasaaraha dalka Ukrain Oleksiy Honcharuk ayaa sheegay in uu iska casilay xilkii raysal wasaarenimo ee uu hayay, isagoo warqadda iscasilaadana u gudbiyay.

Read More
Somali News

Mareykanka oo shaaciyay khasaaraha soo gaaray ciidamadiisa lagu weeraray Ciraaq

Dawlada Mareykanka ayaa qiratay in weerarkii ay Iran ku qaaday dalka Ciraaq, ay kaga waxyeeloobeen qaar kamid ah askartiisa ku sugan dalkaasi Ciraaq..

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (17-01-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Cabdiqani.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Cusub ee baarlamaanka Galmudug oo la doortay

Xildhibaanada Cusub ee baarlamaanka maamulka galmudug ayaa maanta waxaa ay doortay guddoomiyaha Cusub ee baarlamaanka Maamulkaasi, kaasi oo loo doortay inuu noqdo Dr..

Read More
Somali News

Musharax iscasilay iyo doorashada guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo socota.

Waxaa magaalada Dhuusamareeb ka socota doorashada Guddoonka Baarlamaanka Cusub ee maamulka Galmudug. Waxaana xilkan ku tartamaya ilaa iyo labo musharax oo kala ah.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Islaamka Iyo Nolosha (17-01-2020)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Axmed Maxamed Ibraahim Iyo Shiikh Nuur.

Read More
Somali News

Dagaal ka dhacay Shabeellada Dhexe.

Dagaal u dhexeeya ciidamo ka militariga Soomaaliya iyo dagaalamayasha Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanka Xaaji Cali ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Wararka.

Read More
Somali News

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koofur Afrika

Wararka naga soo gaaraya Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ay sheegayaan in magaalo  ka tirsan dalkaas lagu dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ah.

Read More
Somali News

Duqeyn ka dhacday Shabeelada Hoose.

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Kunyo Barrow ee Gobolka shabeellada hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay duqeymo ka fuliyeen. Goobjoogayaal ayaa sheegay.

Read More