Day: January 19, 2020
Somali News

Turkiga oo cadeeyey mowqifkiisa sii socoshada dib u dhiska Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Dowladda Turkiga oo si weyn u taageerta Soomaaliya ayaa war ka soo saartay weerarkii shalay ka dhacay afaafka hore ee degmada Afgooye. Wasiirka.

Read More
Somali News

ONLF oo maamulka Mustafe Cagjar ku eedeysay inuusan fulin heshiiskii ay wada gaareen

Jig-Jiga-KNN-Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax oo ka tirsan hoggaanka sare ee ONLF, ayaa xilli uu u waramayey TV-ga DDS, ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa.

Read More
Somali News

Waaxda waxbarashada Gobolka oo yeelatay Agaasime Cusub

Agaasimaha cusub ee waaxda waxbarashada Gobolka Benaadir Cabdiraxmaan Cumar Sheikh Nur ayaa waxaa uu la wareegay xilka waaxda waxbarashada ee gobolka Banaadir, isagoona.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {19-01-2020}=Suuratu Muminuun=Darsigii-06Aad-Q{421}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (19-1-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:Cali Ibraahim Cabdillahi :- Farsamada:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Maxuu yahay ajendaha kulanka maanta ee baarlamaanka Galmudug?

Dhuusamareeb-KNN-Maanta ayaa lagu wadaa in baarlamaanka cusub Galmudug ay yeeshaan kulankoodii ugu horeeyey tan iyo markii ay doorteen guddoonkooda maalin ka hor. Ajendaha.

Read More
Somali News

Xuutiyiinta Yemen oo in ka badan 50 askari ku dilay weerar ay ku qaadeen xero militeri

Muqdisho-KNN-Weerar xoog leh oo kooxda xuutiyiinta ay ku qaadeen xero militeri oo ku taalla dalka Yemen ayaa lasoo sheegayaa inay ku khaarijiyeen in.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay dibadbaxyo rabshado wada ka socda dalka Lubnaan

Muqdisho-KNN-Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Bayruut ee caasimada dalka Lubnaan waxaa sii xoogaysanaya dibad-baxyo shacabka dalkaasi ay ku doonayaan isbadalo siyaasadeed.

Read More
Somali News

WARKA Subax=8:00AM (19-01-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Muuse Biixi oo maanta golaha wakiilada ka hor jeedi doona khudbad lawada sugayo

Hargeysa-KNN-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa lafilayaa inuu maanta khudbad sanadeedkiisii ka hor jeediyo labada Gole ee Barlamaanka Somaliland. Khudbadda sanadeedka Madaxwayne Biixi.

Read More