Day: January 19, 2020
Somali News

Haweenay Saygeeda ku dishay magaalada Afgooye

Wararka aan ka helayno magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in haweenay ay saygeeda ku dishay magaaladaasi. Marxuumka la.

Read More
Somali News

Ciidamada Xoogga oo hawlgal ku burburiyay dooman ay Al-Shabaab u adeegsan jireen fulinta weeraradooda

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal ay sameeyeen waxa ay ku burburiyeen dooman ay dagaalamayaasha Al-Shabaab u adeegsan jireen weerarada. Hawlgalkan oo sigaar.

Read More
Somali News

Shirkaddii Turkiga ee dhismaha ka waday wadada xiriirisa Afgooye iyo Muqdisho oo qalabkeedii la soo noqotay

Shirkadda Turkiga ee dhismaha ka wada wadada xiriirisa magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose iyo magaalada Muqdisho ayaa gebi ahaanba joojiyay hawlihii dhismo.

Read More
Somali News

Ciidamada Difaaca Kenya oo sheegay in ay ka hortageen Shabaab weeraray xaafado ka tirsan Ismaamulka Lamu

Ciidamada  Difaaca Kenya ee fadhigoodu yahay  ismaamul xeebeedka Lamu ayaa waxaa ay sheegteen In ay iska caabiyeen in ka badan 50 dagaal yahan.

Read More
Somali News

Shacab iyo booliis gacanta is kula tagay magaalada Hong Kong

Dibad baxayaal kumanaan ruux ah oo cadhaysani ay dhigayaan ayaa maanta waxa uu ka dhacay magaalada Hong Kong. Dibad baxayaashan cadhaysani ayaa waxa.

Read More
Somali News

Shirweyne lagu soo afjarayo colaada Libya oo ka furmay dalka Jarmalka

Shirweyne Caalimi ah oo goor dhaw ka furmey wadanka jarmani. Shir lagu dhammeynayo colaada dalka Libya ayaa maanta ka furmay magaalada Caasimada ah.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (19-01-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (19-01-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (19-01-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdillahi Maxamad Cali :- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Ciidanka Danab iyo kuwa Jubbaland oo in ka badan 10 Shabaab ah ku dilay J/Hoose

Kismaayo-KNN-Ciidanka kumaandooska Soomaaliya ee Danab iyo kuwa Jubbaland ayaa saakay si wadajir ah howlgal uga fuliyey qeybo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose, gaar.

Read More