Day: August 6, 2020
Somali News

Masuuliyiin loo xir xiray qaraxyadii ka dhacay magaalada Beirut.

Mas’uuliyiin ka shaqeynayay dekadda Beyrut ee uu ka dhacay qaraxa dadka badan laayay ayaa la geliyay xabsi guri, xilli uu socdo baaritaan ku.

Read More
Uncategorized

WARKA SUBAX 8:00 AM (06-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Markab cilad ku qabsatay Dekada Boosaaso

Dekedda Magaalada Boosaaso waxaa saaka oo Khamiis ah la filayaa in uu dib ugu soo xirto Markab Xamuul ah oo Shalay ciid ku.

Read More
Somali News

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay koofur afrika

Xubno ka tirsan Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan Waddanka Koofur Afrika ayaa laga soo xigtay in gudaha Dalkaasi lagu dilay muwaaddin Soomaaliyeed oo.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in Shabaabkii ugu badnaa lagu dilay gobolka Bay.

Taliska qeybta 60-aad Jeneraal Maxamed Shiikh Cabdulaahi oo la halay Warbaahinta ku hadasha afka Ciidamadda Qalabka Sida ayaa sheegay in dagaalkii ka dhacay.

Read More