Day: August 6, 2020
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {06 08 2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {06-08-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasadda waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdisataar.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (06-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Yoonis Duraan Cali Iyo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanaagsan (06-08-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Maslax.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (06 08 2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiirada Soomaaliya?

Golaha Wasiirrada ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku meel mariyeen Habraacyada Xoogga Dalka oo qeyb ka ah dib-u-habeynta ciidanka qaranka.

Read More
Somali News

Madaxweyne lafta gareen oo ku baaqay in laga shaqeeyo midnimada umada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa maanta ka qeybgalay Xiritaanka Shirka Wadatashiga Beesha Mudulood oo Mudo Afar maalin.

Read More
Somali News

Golaha Wasiirada Jubbaland oo ansixiyay kordhinta miisaaniyadda 2020 ee maamulkaasi

Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland ahna ku simaha madaxwaynaha Maxamuud Sayyid Aadan ayaa gudoomiyay shirka isbuuclaha ah ee golaha wasiirrada Jubbaland kaas oo ka.

Read More
Somali News

Aqalka sare oo dalbaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo been abuur lagu sameeyay Xeerka Maaliyadda Guud

War qoraal ah oo ka soo baxay Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa lagu eedeeyay golaha shacabka Soomaaliya, in.

Read More
Somali News

Daadad dad ka barakiciy shabeellada Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka shabeellada dhexe ayaa sheegaya in dadka  ku noola tuulada Bayaxow oo hoostagta magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellada dhexe ay.

Read More