Day: August 6, 2020
Somali News

Ku dhawaad 10 ruux oo ku dhimatay dab ka kacay Isbitaal ku yaalo Hindiya.

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan sideed ruux oo laxanuun sanayay Fayraska-Karona ayaa dhimatay kadib markii uu dab qabsaday Isbitaal ay ku jireen gudaha dalka Hindiya. Isbitaalkan.

Read More
Somali News

Facebook iyo Twitter oo tirtiray Muuqaalo uu Trump faafinayey

Shirkadaha baraha bulshada ee Facebook iyo Twitter ayaa tallaaba ka qaaday madaxweynaha Mareykanka kadib markii uu baraha bulshada soo dhigay muuqaal la xiriira.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (06-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Axmed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (06-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (06-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkaan idin kaga soo jeedin doono:Maslax Abuukar Xaaji:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo la wareegay deegaano ka tirsan gobolka Baay

Baydhabo-KNN-Ciidamada ka tirsan militariga soomaaliya ayaa gabi ahaanbi la sheegay in ay isaga baxeen deegaannada Deynuunay iyo Goof-gaduud buurey ee gobolka Baay. Wararka.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in sanadka soo socda ay soo gabagabeynayaan bixinta qandaraasyada shidaalka.

Dowladda federalka Soomaaliya ayaa  lagu wadaa inay ku dhawaaqdo shirkaddaha ku guuleystey Ruqsad siinta qandaraasyada shidaalka iyo gaaska markii ugu horaysay horaanta sanadka.

Read More
Somali News

Madaxweyne Qoor Qoor oo kulamo ka bilaabay Turkiga.

Madaxweynaha maamulka  Galmudug Axmed Cabdi Kaarie (Qoor Qoor) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Istanbul ee dalka.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {06-08-2020}=Suuratu faadir Darsigii-08aad-Q{558}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (06-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More